Magaalad Gabiley waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayo jabhadii ururkii afraad oo ahayd hooyadii halgankii dib u xoraynta Somaliland
Shacabka danyarta ah ee ku dhaqan xaafada Naasahablood ee magaalada Hargeysa ayaa cabsho ka muujiyay Maayarka caasimada Cabdikariin Axmed Mooge
Agaasimaha CBA TV ayaa sheegay inaanay marnaba joogsan doonin shaqada tv gu, sidoo kale waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha lagu soo oogay tvga
Madaxweynha dawlada federaalka soomaaliya ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale Gudoomiyaha gobolka Banaadir
Madaxwenha deegaanka Soomalida ayaa mmaanta kulamo kala duwan la qaatay qaybo ka mida madaxda haayadaha caalamka
Gudomliya Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa cambareeyay xariga Xafiska CBA TV ee Hargaysa.
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Dagmada Balidhiig oo Waraysi Siinayey Tvga CBA
Wefti uu hogaaminayo Wassirka Ciyaarah iyo dhalinyada dawlada federalkaa Soomaaliya ayaa lagu soo dhawweyay magaalda Jeddah
Siyaasi Cabdillahi Jawaan ayaa ka hadlay talo uu hore ugu soo jeeidyay madaxwenihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo
Xildhibaan Mustafe Khayreeye oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiilad ahna xildhibaanadii ansixiyaay Saddexdii xubnood ee Komishanka doorashooyinka ayaa ka hadlay arintaasi