Soomaliland ma jirto doorasho danbe oo la isla ogolyahay oo nabad ah oo ka dhacaysa
Dhawaan waxa lagu wadaa deegaanka Soomalida inuu ka furmo shirwene wadatashi,kaas oo ay aayohooda kaga tashanayaan dadka ku dhaqan deegaanka Soomalida madaama itoobiya ay gelayso wadatashi qaran
Xildhibaan Hore Balaaki ayaa ka hadlay in uu sharci yahay iyo in kale go’aankii shalay ay meel mariyeen qaar ka mida xildhibaanada wakiiladu ee ururada iyo doorashooyinka
Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo gaadhay jiida hore ee dagaalku ka socdo ee gobolka Hiiraan ayaa halkaa kula hadlay ciidamada xooga…
Gudoomiyaha guddida qabanqaabada shirweynaha shacabka deegaanka Soomalida ooo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jigjiga ayaa xusay in shriku uu xiligiisii qabsoomayo.
Waxa la doonayaa saleebaanoow inaan oday ka noqoto oo aad sidii Xaaji Cabsi Waraabe AHUN ugu guntato ;odayaasha gobolka Togdheer
Danta Somaliland waxay ku jirtaa ama Madaxwene ha noqoto ama shacan ha noqdaan ama xisbiyo ha noqdaan halkaa maanta baarlamaanku dhigay
Dalka Yugandha ee ku yaala Bariga Afrika ayaa laga soo sheegayaa in lagu arkay dad qaba xanuunka Ebola
Golaha Wakiladda ayaa Guurtida u gudbiyay Xeerarkii Doorashooyinka ee ay shalay wax ka bedelka ku sameyey