In Wararka ugu Waweyn Xubinta ciyaaraha: horyaalada waaweyn oo bilowday iyo wararkii suuqa kala iibsiga By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn Madaxwayne Cirro oo Dhagax-dhigay Aagga Warshadaha ee Gobolka Togdheer. By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Caqabadaha haysta Hal,Abuurka waxa kamid ah Maal galin la,aan”Gudoomiye Dr.Abdirashiid ismaaciil By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Aniga iyo Mustafe dhawr ganacsiyo oo yaryar ayaa naga kacay laakiin….”Wasiir Yuusuf Keyse By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Ugaas haddii aad maalin wax tirsatay maanta ayaanu kaa maydhaynaa. “Maayir Mooge By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn Dareeenka shacabka boorama ee soo dhaweeyey ugaaska Guud ee beelaha samoroon. By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn Ujeedada safarka Shaqo ee Madaxweynaha Somaliland ee goboladda Saaxil,Togdheer iyo Daad-Madheedh By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Hal-abuurka Ganacsiga ayaa maanta lagu xusay Hargeysa. By Warda / August 22, 2025
In Wararka ugu Waweyn Tamarta oo noqotay caqabadda ugu weyn ee horumarka Afrika iyo Somaliland oo ku dedaalaysa helista koronto jaban By Warda / August 21, 2025 Qaaradda Afrika waxa hortaagan caqabadda horumarineed ee ugu weyn ee maanta taagan waxa kamida sinnaan la’aanta tamarta korantada. Sida uu qoray Financial Times, in ka badan 600 milyan oo qof…
In Wararka ugu Waweyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dhagax-dhigay Aagga Warshadaha ee Gobolka TogdheerMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah dhagax-dhigay Aagga Warshadaha ee Gobolka Togdheer, kaasi oo loo qorsheeyay in uu noqdo xarun muhiim ah oo kobcisa dhaqaalaha dalka, soo jiidashada Maalgashiga, shaqo-abuurka iyo horumarinta wax-soo-saarka gudaha dalka.Madaxweynaha ayaa ku is dul taagay in Aagga Warshaduhu uu horseedi doono maalgelin ballaadhan, fursado shaqo oo cusub, iyo in la yareeyo ku-tiirsanaanta badeecadaha dibadda laga keeno.Madaxweynuhu waxakale oo uu tilmaamay in mashruucani qayb weyn ka qaadan doono horumarinta ganacsiga iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsiga ee muwaadiniinta JSL.Shacabka iyo maamulka Gobolka Togdheer ayaa si weyn u soo dhaweeyay Dhagax-dhigga, iyaga oo ku tilmaamay tallaabo istaraatiiji ah oo Xukuumadda haatan talada haysaa ay ku xoojinayso Dhaqaalaha Qaranka isla markaana ay kor ugu qaadayso fursadaha shaqo ee bulshada.ALLAA MAHAD LEHXuseen Aadan Cige (Deyr)Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland By Warda / August 21, 2025