Go’aankaas cid wal oo Somaliland dan ka leh way soo dhawaysay oo way jeclaysatay Cabdilaahi X. Jaamac ku xigeenka Wadani ee Uk
Bini’aadamku isbedel wuu u baahan yahay Cabdi Cali Xirsi
Mudaharaad yar oo laba saacadood socday ayaa waxa ku dhaawacmay boqol iyo dheeraad siyaasi Cabdillahi Cukuse
Ciidamada dawlada Federaalka iyo kuwa deegaanka ayaa manta Alshabaab waxa ay dagaalo kala duwan kula galeen dhawr deegaan oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Galgaduud
R/wasaraaha Somalia oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka..
Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay haweeneey si arxan daran u garaacday gabar yar oo baraha bulshada qabsaday
Golaha Guurtida,golaha wakiilada,xukuumada intaba waxa ka awood wayn codka shacabka xil Siciid Cudhay
Go’aanka ay soo saareen Komishanka doorashooyinku waxaad moodaa go’aan ay ka muuqato dhedhexaadnimo , ka baaraan deg iyo u fiirsasho badan.
Dal fawdo ah ma nihin ee waxaynu nahay dal Dimuqraadi ah oo madax banaan oo cidii cid wax ka tabanaysaa ay u marto nidaam sharci ah qaar ka mida Warbahinta…