Xildhibaan Xasan Kayse oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyin kala duwan oo haysta shacabka gobolka daadmadheedh.
Yurub Abiib waxay ku cel-celisa inay SNM ahayd bal ha sheegto guutada ay ahayd iyo halka ay ka dagaalatay” Halgamaa Rooda Goolcadde.
Gudoomiye Cabdiqaadir Yuusuf ayaa taageeray Shirka Beelaha Garxajis ee ka dhici doona Burco.
Abwaan Aar-Bari ayaa taageeray shirka ay mid kamid ah beelaha Somaliland ku qabsanayaan magaalada Burco.
“Dariiq ilaahay ogyahay oo xalaal ah hadaa dhimanaysid ku dhimo” Senator Cabdi Qeybdiid
Xildhibaan Axmed Khaliif oo Madaxweyne Biixi codsi deg deg ah u diray!
Somaliland iyo Puntaland Gurmadka wax haka soo galaan” Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa
Dowlad Soomaliya ayaa shaacisay gobolad Bay i Bakool dhawaan lag bilabi dono howlgal ka dhan Kooxda Al-Shabab
Mid ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay shirbeeleed dhawaan la iclaamiyay inuu ka dhacayo magaalada Burco, waxana uu sheegay in aan beesha shirka qabsanaysa looga baqan amniga dalka.