Ciidamada miletariga ah ee ka arrimiya Jaad ayaa dilay ugu yaraan 50 qof.
Waxa Burco si wayn loogu so dhaweyay xubno ka mid ah Guddida Garxajis ee qabanqaabinaysa shirka beesha ee furmaya Salaasada
Ururka Midowga Macalimiinta Somaliland ayaa cabasho la hor-tegay guddida arrimaha bulshada ee golaha Wakiiladda
“Shirka Burco ka dhacaya waan soo dhawaynayaa, waxaa la samayn-doona Dawlad kumeel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa Doorasho” Gudoomiye Faysal.
Siyaasi Cabdiqani Daahir Ismaacil ayaa ka hadlay saamaynta xeerka caasimaddu ku yeelan karo jiritaanka dhuleed ee degmada Gabiley.
Iiraan oo wajahaysa cunaqabatayno ka dhashay diyaarado dagaal oo ay ka iibisay Ruushka
Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xukumadda Somaliland ku eedeeyay inay shacabka u qarisay khatarta uu leeyahay xanuun wata xummad oo maalmihii u danbeeyay guud ahaan dalka ka jiray.
Ugaas Cabdillaahi ayaa sheegay Shirka Burco ka dhacayaa inuu yahay shri nabaddeed
Ibraahin Xasan Cabdulle oo ka mid ah odayaasha kismaayo ayaa sheegay in dhul boob lagu hayo.