Halkan hoose ka daawo warka habeenimo:
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu caddeeyey in la dhaqan-geliyey, isla markaana la sii xoojiyey siyaasadda dal-ku-galka furan (Visa on Arrival).…
Halkan ka daawo siyaasi cali ibaahim oo raali galin ka bixinaya hadalkii suldaan cunaaye:











