Barnaamijkan ayaa qeexaya fursadaha maalgashi ee dalka ka bannaan, siyaasadda maalgashiga iyo dhiirigelinta maalgelinta gudaha iyo dibaddaba. Munaasibadda daahfurka waxa sidoo kale ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda, ganacsato, aqoonyahanno…
Halkan ka daawo wasiirka xanaanada xoolaha oo boogadiyey hagaha maalgashiga qaranka











