Madaxweyanaha Hirshabeelle ayaa Nairobi kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya.
Taliska Mareekanka ee Africom oo sheegey in duqeen ay ku dileen xubno ka tirsan Kooxda Alshabaab.
“Waxaanu 40 Suldaan iyo waxgarad ah u diraynaa Laascaanood si loola hadlo Garaaddada”Salaadiin hadlay.
Culimada Soomaliland oo markii ugu horaysay ka hadashay xaaladda Laasacaanod.
Waajib weeye xabad joojinta in ay dhinaca kale aqbalaan” Gudoomiyaha Golaha Guurtida.
Xisbiga Ucid ayaa ugu baaqay gacmaha shisheeye in ay faraha kala baxaan xaaladda Laascanood.
Dab khasaare hantiyeed geystay oo xalay ka kacay goobo ganacsi oo ka agdhow Isbitaalka Digfeer.
“CID duWaxay ku shaqeyn doonta qaabkii Ciidanka Booliska Soomaaliya uu ku shaqeyn jiray ee saxda ahaa”
”Anigu labada dhinac waan kaga soo horjeedaa dagaalka Laascaanood”Abwaan Yuusuf Shaacir.