Askari ka tirsan Ciidmada Dowlada oo si badheedha wiil Bajaajle ah ugu dilay laamiyaraha Zoope ee Muqdisho.
“Xisbiga Kulmiye dhib mooyee wax dheef ah lagama arag” Xisbiga Waddani.
Xariga Wariye Cabdalla Muumin oo mooshin Culus ka dhex abuuray Kulan Golaha Shacabka.
Xildhibaan Daahir Jeesow oo Baaq culus u diray Madaxweyne Xasan Shekh iyo Ra’iisal wasaare Xamze.
Wasiirka Warfaafinta ayaa qaran dumisnimo ku eedeeyay mid kamid ah masuuliyiinta ugu sarraysa dalka.
Booliska somaliya iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen degmada Kaaraan
G.Wakiilada Somaliland ayaa codku ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqondoona masuuliyiinta dawlada.
Fuustooyin la garan waayay waxa ku jira oo looga digay in ay u dhawaadaan dadka degmada Cadale.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa daah furay imtixaan laga qaadayo 8000 oo Macallin.