“Waa ceeb in madaxwanah hotelada Burco qaarna amni loogu sheego qaarna amni darro” siyaasi Axmed Sakaaro.
Badhasaabkii hore ee Togdheer Cabdoow Axmed Aayir ayaa iska casilay Xisbiga Kulmiye ee uu mudada dheer ka tirsanaa
“Wallaahi Kulmiyoow adiga ayay ku saaran tahay masuuliyadda dalku, xaaladu talo dagan ayay u baahan tahay” Wasiirkii hore Macdanta Somaliland, Jaamac Cigaal.
Miyaa la Soo celiyay ergadii Habar Jeclo ee Gacan Libaax tagtay?
Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa la kulmay gudidii Golaha Guurtidu u xilsaartay arimaha Jabhadda Gacan Libaax
Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas oo ka sheekeeyey muran dhexmaray MD Muuse Biixi waqtigii SNM. #Waayojoog
“Garsoorkii waxa uu noqday mid ku shaqeeya raaligelinta xukuumadda iyo MD Muuse wuxuu aaminsanyahay” Xildhibaano ka hadlay xadhiga wariye Bushaaro Baanday
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaal culus oo Garoowe ka socda iyo khasaaraha
“Maxamed Kaahinoow seedinimada iyo abtinimada naga daa” Oday Ayaanle iyo Wasiir Maxamed Kaahin ayaa isugu jawaabay madashii heshiisiinta