https://www.premierbank.so/

Madaxweyne Farmaajo oo hada ku sugan Afisyooni

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajoย  ayaa haatan ku sugan xerada Afisyooni ee Xalane isaga oo halkaasi kulamo ku lehโ€ฆ.

Isbuucyadii laso dhaafay waxa muran iyo is mandhaaf ka jirtay qabashadaย  doorashada soomaaliya waxuuna murankaasi sare u kacay markii ay barlamaanka soomaliya ay mudo kordhin usameyeen madaxweynaha hada talada haya.

Muda kordhintaasi ayaa walaac ka mujiyay besha calamkaย  ,sida dowladahaย  UK,USA iyo wadamada yurub .

Inkastoo uu madaxweynaha soomaaliya kutilmaamay fara galin lugu hayo soomaaliya , qararkani kaso baxay besha calamka , ayaa hadana saaka waxa uu tagay xarada Afisyooni ee ciidamada Cirka .

Warar lugu kalsonyahay ayaa sheegaya inย  madaxweyne farmaajo inuu kulan kula leeyahay xubno ka tirsan beesha caalamka oo uu ku jiro safiirka Mareykanka.

Kulanka Farmaajo iyo xuno ka socdaย  reer galbeedka ayaa imaanaya kadib markii ay Muqdisho qasneyd saacadihii lasoo dhaafay sababo la xiriira xil ka qaadistii uu madaxweynaha ku sameyay talihii hore ee gobalka banadirย  Saadaq John, taasi oo lo sababeyayย  ka hor imaadkii uu sadaq joon kaga hor imid arimo la xadhidh muda korarsiga ay baarlamanka soomaaliya ay wadeyn .

Midowga Yurub iyo Mareykanka oo ka falcelinaya muddo kordhinta Farmaajo ee labada sano ayaa ku hanjabay in aqoonsiga kala laaban doonaan Soomaaliya isla markaana ay cunaqabateyn doonaan saraakiil sarsare oo ka tirsan maamulkiisa.

Lama oga ujeedka kulanka uu Farmaajo laย  leeyahay Mareykanka laakin waxaa la filayaa in looga hadli doonaย  muddo kordhinta, iyada oo reer galbeedka ay wadaan cadaadis la xiriira in lagu laabto Afisyooni, lana ambaqaado dhaqangelinta heshiiska September 17.

Waxii warar ah oo kulankaasi kala socoย  CBA tv ama bartena website ka cbatv.net